Kim Jong Un oo Cabsi badan ku beeray dadka Mareykanka iyo Gantaalada Nukliyeerka oo…

Hogaamiyaha Mayalka adag ee Kuuriyada Waqooyi ayaa mar kale jeediyay hanjabaad cabsi badan ku beertay shacabka Mareykanka, waxa uuna shaaca ka qaaday in Diyaar yihiin hubkooda Nukliyeerka xili kastana ay ku weerari karaan Mareykanka. Kim Jong Un ayaa sheegay in dalka Mareykanka uu ku jiro xeyndaabka hubkiisa Nukliyeerka , waxa uuna intaa raaciyay in keebka … Continue reading Kim Jong Un oo Cabsi badan ku beeray dadka Mareykanka iyo Gantaalada Nukliyeerka oo…